Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Shabeellaha Hoose

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Sun. April 22, 2018

-
FOUR Ugandan African Union Mission in Somalia (AMISOM) soldiers and 22 Harakat al-Shabaab al-Mujahideen militants were killed during armed clashes in the town of Bulo Marer in Somalia's Shabeellaha Hoose region on 1 April, Reuters reported. Reports added that the clashes broke out ... soldiers
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa War kasoo saaray Weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulomareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay si adag ula dagaalameen Al-Shabaab , ...

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig Ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay sheegayaan wararka qaraxyo xooggan oo loo maleynayo inay ahaayeen gaari waxyaabaha qarxa laga ...
BUULA MAREER, Soomaaliya - Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay weeraro dhowr ah oo Al Shabaab maanta ku qaadey Saldhigyo Ciidamada Uganda ee AMISOM ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarada oo gaaraya illaa lix ayaa midka ugu xoogga badan waxa uu ka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay codlaadi ku dhexmartay degmada Marka ee Shabeellaha Hoose, waxaana lagu soo bandhigay geeddi-socodka nabadda ee degmada Marka, iyada ...
Dowladihii hore ayaa sameeyay isku dayo noocan ah, kuwaasi oo fashil ku dhamaaday iyadoo dagaalka gobolka Shabeellaha hoose uu noqday mid daba dheeraaday oo xal loo waayay, kaasi oo salka ku haya muran ku saabsan maamulka magaalada Marka. Beelaha Biya-maal iyo Habar-Gidir ayuu ...

Saacado kahor qarax kale ayaa ka dhacay Deegaanka Siinka Dheer, kaasi oo ka dhashay Gaari lagu soo xiray walxaha qarxa, oo ka dhacay meel Ciidamada dowladda ku baaraan gaadiidka ka yimaada gobolka Shabeellaha Hoose. Gaariga ayaa qarxay kadib markii Ciidamada ay ka shakiyeen, ...
MEDIA reports on 7 March stated that two Members of Parliament - identified as Ahmad Abdi Farah and Baraf - had been killed when a landmine, emplaced by unidentified militants, detonated near Balli Doogle in Somalia's Shabeellaha Hoose region on an earlier unspecified date, Goobjoog reported.
FIVE civilians were wounded in a grenade attack by unidentified militants in the village of Shalanbod in Somalia's Shabeellaha Hoose region on 29 January, Shabelle Media Network and Radio Shabelle reported. No group immediately claimed responsibility for the attack, but Harakat ...
APPROXIMATELY five spectators at a football match were killed and 12 others wounded when a suspected remote-controlled improvised explosive device (RCIED), emplaced by Harakat al-Shabaab al-Mujahideen militants, detonated at a stadium in the town of Baraawe in Somalia's Shabeellaha ...
AFGOOYE, Soomaaliya - Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in hogaamiye sare oo katirsanaa Al Shabab ay ku dileen howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose. Hogaamiyahan oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Abu Cabdalla ayaa lagu ...
MAUQDISHO, Soomaaliya - Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa [AFRICOM] ayaa soo saarey qoraal uu ku xaqiijinayo weerar dhanka cirka ah oo shalay ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose. AFRICOM ayaa sheegtay in weerarka oo ka dhacay meel Muqdisho 50KM dhanka Galbeed uga beegan ...
MUQDISHO, Soomaaliya - War kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa [AFRICOM] ayaa lagu sheegay in Duqeyn ay ka fuliyeen shalay gobolka Shabeellaha hoose looga hortagey khatar argagaxiso oo ku wajahnayd Muqdisho. AFRICOM ayaa xaqiijisay in Duqeyn diyaaradeed ay ku ...
MUQDISHO, Soomaaliya - Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay ka dhacday deegaan ku yaalla gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo lagu beegsaday xubno katirsan Al Shabaab. Sarkaal katirsan maamulka gobolka ayaa Warsidaha Garowe Online in weerarka uu ka dhacay deegaanka Mubaarak, oo ...
WANLWEYN, Soomaaliya - Militariga Mareykanka ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah inay weerar kale oo cirka ah ay ka fuliyeen deegaan ay gacanta ku hayso Al Shabaab oo ku yaalla gobolka Shabeellaha hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ...
AFGOOYE, Soomaaliya - Saddex xubnood oo katirsan Al Shabaab ayaa lagu dilay, 4 kalena waa lagu dhaawacay howlgalka Military ee ka socda gobolka Shabeellaha hoose, ee koonfurta Soomaaliya. Jeneral Cabdullahi Cali Caanood, abaanduulaha ciidamada xoogga dalka ayaa xaqiijiyay in howlgal ...
AFGOOYE, Soomaaliya - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dhowr qof oo shacab ah ay ku dhinteen qarax miino oo saaka ka dhacay duleedka degmada Balcad. Saraakiisha maamulka gobolka, ayaa Warsidaha Garowe Online u xaqiijiyay in miino lagu aasay ...

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ilaa 20 Qof ay ku jiraan Haween ay ku geeriyootay Qarax Miino oo lala eegtay Gaari PL ah oo Marayay Deegaanka Golweyn ee Duleedka Magaalada Marko Ee Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose. Qaraxan ...
... 2017, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiiradda. Halkan ka akhri. 25-kii August, 2017, Ciidamada Mareykanka iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ka fuliyay beer ku taalla duleedka Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose, ...
QORYOOLEY, Soomaaliya - Xoogag Ururka Al Shabaab ayaa saaka weerar xooggan ku qaadey saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Warsidaha Garowe Online ayaa sheegay in saaka ay ku ...
Wuxuu ku dhashay Afgoye, Shabeellaha Hoose. 1974-tii, wuxuu ka baxay dugsiga hoose ee Xaawa Taako ee Muqdusho iyo Dugsiga sare ee ...
... a counter-terrorism operation targeting Al-Qaeda's East African affiliate Harakat al-Shabaab al-Mujahideen, in Somalia's Shabeellaha Hoose ...
... dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in illaa lix dagaalyahan laga dilay Al-Shabaab, isla markaana uu ...
... during an operation against al-Shabaab in a remote area of Shabeellaha Hoose in Somalia, approximately 40 miles west of Mogadishu.
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in Dadka Saarnaa Gaarigaasi la ...
Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibrahim Aden ayaa BBC-da u sheegay in dagaal dhawr jiho ah lagu soo qaaday degmada ...
Marka-400x260 Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ee ayaa sheegaya in lix qof oo isku qoys ah ...
Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka ee Sonna, Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISAA ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa iyo ninkii waday. Saraakiisha NISSA ayaa sheegay ...
Afhayeenka AMISOM oo Joe Kibet wareysi siiyay Wakaaladda Wararka ee SONNA ayaa sheegay in Al-Shabaab weerar Qaraxyo ah ay ku soo qaadeen AMISOM xili ay marayeen deegaan lagu magacaabo Wareer-maleh oo u dhow magaalada Baraawe ee ...
Muqdisho (RBC Radio) Dagaal-yahanno hubeysan oo ka tirsan al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Number 50 oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose,sida laga soo xigtay saraakiil ciidanka ka mid ...
janaale-1jpg Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada Midowga Afrika ee qaybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa madaafic ku garaacay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose,sida laga soo xigtay dadka deegaanka. Deegaanka ...
Muqdisho (RBC Radio) Xaalad deganaasho ah ayaa maanta laga dareemaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose,halka oo shalay weerar culus ay ku soo qaaden dagaal-yahanno ka tirsan al-Shabaab.
Muqdisho (RBC Radio) Ugu yaraan toban ruux ayaa ku dhimatay dagaal ay maanta ku qaaden degmada Afgooye oo 30-km dhinaca koonfureed uga beegan caasimadda Muqdisho ururka al-Shabaab ee ka soo horjeda dowladda.
Muqdisho (RBC Radio) Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhintay madfac la sheegay inuu ka soo dhacay saldhigga ciidanka AMISOM ee ku dhow tuulada Faranga oo 5-Km u jirta deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha deegaanka ...
Marka-400x260 Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ee ayaa sheegaya in lix qof oo isku qoys ah ay dhinteen, kadib markii uu madfac ku dhacay guri ay deganaayeen.
Lama sheegin noocyada hubka lagala wareegay al-Shabaab iyo tirada uu dhamaa. Howlgallo jogta ah ayaa ka socda deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Bay,Bakool iyo Shabeellaha hoose -halka oo saldhigyo ay ku leeyihiin ururka al-Shabab ee ...
Ururka oo askarigaan ka soo duubay muuqaal dhowr daqiiqo soconaya waxaa ay sheegen in ay ku qabteen dagaalkii sanad ka hor deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ku dhexmaray ciidamada AMISOM iyo al-Shabaab. Waxaa lugu ...
magaalada_marka Muqdisho (RBC Radio) Koox hubeysan ayaa toogasho ku dilay guddoomiye ku-xigeenka degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose,sida laga soo xigtay mas'uuliyiin ka tirsan degmada. Guddoomiye ku-xigeenka oo lugu magacaabi ...
Ciiidamada kumaandooska ee DANAB ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degmada Qoryooleey iyo lix maleeshiyo oo la socotay.
Weerarka waxuu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Leego iyo Balidoogle ee gobolka Shabeellaha hoose oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya,sida lugu sheegay warka ka soo baxay al-Shabaab.
a80 Muqdisho (RBC Radio) Ciidamada milatariga dowladda Soomaaliya ayaa shalay la wareegay, deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, oo saldhigyo ay ku lahayd kooxda al-Shabaab,saraakiil ciidamada ka tirsan ayaa sida sheegay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar ugu soo xiray garoonka Balli-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo xarun u ah ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo Mareykan ah. Waxa ay ...
... Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar ugu soo xiray garoonka Balli-doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo xarun u ah ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo Mareykan ah. Waxa ay ...
... Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
... Soomaaliya,Waxaana ay inta raaciyeen inay xerada kala baxeen hub iyo gaadiid dagaal oo gaaraya toddobo. Al-Shabaab ayaa saldhiga deegaanka Laanta-buuro oo ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose weerartay bishii Maarso, iyadoo ka qaadatay hub ...
D4D03DDE-D2DF-4B8D-89E0-E5A741DF5224_w987_r1_s Muqdisho (RBC Radio) Afar ruux ayaa siyaabo kala duwan ugu dhimatay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose,Waxaana la sheegay dilalka inay fuliyeen rag hubeysan. Dadka la ...
Muqdisho (RBC Radio) Diyaaradda nooca an la wadin ee meelaha fog laga hago ayaa ku dhacdey,degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose,halkana waxaa maamulla ururka al-Shabaab. Ururka al-Shabaab ayaa baahiyay inay usoo gacan ...
Guddi wasaaradda Ow-qaafta iyo arrimaha Diinta ay u xil-saartay hubinta bilashada bisha Ramadaan, ayaa ku sheegay in bisha laga arkay magaalada Jowhar ee gobalka Shabeellaha dhexe, deegaanka Warmaxan ee gobalka Shabeellaha hoose iyo ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      shabeellaha
        hoose

Shabeellaha:
        dhexe
        hoose

cross-references for
hoose:

Shabeellaha Hoose