Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Jubbada Hoose

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Wed. November 23, 2022

-
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isla markaana bogaadiyay hawl galadii saacadahii la soo dhaafay Ciidamada Jubbaland ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Axmad Madoobe ayaa sheegay in ka ...
3-dii June, 2017, Al Shabaab ayaa weerar culus oo Askar badan lagu dilay ku qaadey Saldhigga ciidamda Kenya ee deegaanka Kulbiyow oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose. Halkan ka akhri. 13-kii August, 2017, Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur, Afhayeenkii hore ee Al Shabaab ayaa isku soo ...

MUQDISHO, Soomaaliya - Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay ka dhacday duleedka magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolka Jubbada hoose, oo caasimad KMG u ah maamulka Jubbaland. Sarkaal katirsan Militariga Soomaaliya oo ku sugan gobolka ayaa Warsidaha Garowe Online u xaqiijiyay in ...
WANLWEYN, Soomaaliya - Militariga Mareykanka ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah inay weerar kale oo cirka ah ay ka fuliyeen deegaan ay gacanta ku hayso Al Shabaab oo ku yaalla gobolka Shabeellaha hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ...
Maanta ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka duushay diyaarad Siday Cabdirisaaq Warsame oo ka tirsan Ciidamada Puntland kaas oo Boosaaso ka geystay fal kufsi iyo dhaawac ah. Askarigan oo Habeeno ka hor ay qabteen Ciidamada Sirdoonka Jubbaland ...
Jubbaland ayaa horey u shaaciyay qorshayaal noocan ah, oo dhaqan-geli waayay, iyadoo xoogaga Al Shabaab ay ku sugan yihiin deegaanada ku yaalla Jubbada hoose iyo Gedo, iyo guud ahaan Jubbada dhexe. Hadalkan ayaa imaanaya xili Madaxda dowlad goboleedyada iyo Federaalka uu Shir uga ...

KISMAAYO, Soomaaliya - Dagaal xooggan oo ka dhashay khasaaro lixaad leh ayaa waxa uu ka dhacay maanta duleedka magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolkla Jubbada hoose. Dagaalkan oo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ka qarxay shalay gelinkii dambe ...
... uu a banaanaa in muda ah ka dib markii la dilay Wasiirkii hore Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska all ha u naxariistee Marxuum Cabaas Sheekh Siraaji oo sidoo kale mudane ka tirsanaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Magaaladda Kismaayo ee jubbada hoose.
jubaland Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa shegay in ay Hawlgalo la qorsheeyay ka fuliyen deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii looso furan lahaa Xoolo ay Kooxda Al-Shabaab ka dheceen ...
KISMAAYO, Soomaaliya - Xiisad siyaasadeed oo sii xoogeysanaysa ayaa ka taagan magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo hadda caasimad KMG u ah maamulka Jubbaland. Wariyaha Warsidaha Garowe Online ee Kismaayo ayaa kusoo waramaya in ciidamada Jubbaland ay ...
Maleeshiyada ururka Alshabaab ayaa lagu soo warramaya in rag dhuxulaysato ah ay ku dileen deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose ...
... oo sidoo kale mudane ka tirsanaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Magaaladda Kismaayo ee jubbada hoose.
Waxa ay wali haystaan gobolka Jubbada Dhexe oo dhan iyo degmooyin dhawr oo ka tirsan Jubbada Hoose, Gobolada Dhexe iyo meelo kale ...
Toogashada labada ajaaniibta ah ayaa ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose, waxaana goobjoogayaasha ay sheegayaan ...
Howgalka Midowga yurub EU NAVFor ayaa beeniyay in mid ka mid ah Maraakiibtooda dagaalka uu dab qabsaday oo uu ku degay Xeebaha ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Magaaladda Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Taliska ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho ku tagay deeganka ...

... waxaa uu dhashay 1981-dii, jir ku dhashay degmada Jamaame ee Jubbada hoose, waxbarada dugsiga waxa uu ku qaatay Jubbada Hoose ...
jubaland Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa shegay in ay Hawlgalo la qorsheeyay ka fuliyen ...
Roobab xoogan oo dabeylo wata oo ka da'ay deegaanka Kulbiyow, ayaa waxay sababeen in inta badan ay dadku ku guryo beelaan, taasoo ...
... oo sidoo kale mudane ka tirsanaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Magaaladda Kismaayo ee jubbada hoose.
Waxa ay wali haystaan gobolka Jubbada Dhexe oo dhan iyo degmooyin dhawr oo ka tirsan Jubbada Hoose, Gobolada Dhexe iyo meelo kale ...
Diyaaraddo dagaal oo loo malaynayo in laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa duqeymo ka geystay gobolka Jubbada Hoose.
Toogashada labada ajaaniibta ah ayaa ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose, waxaana goobjoogayaasha ay sheegayaan ...
... Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo lagu ...
Askari maraykan ayaa lagu dilay dagaal lagu qaaday kooxda Al-shabaab degaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose oo 4o km galbeedka ka xiga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho ku tagay deeganka ...
... waxaa uu dhashay 1981-dii, jir ku dhashay degmada Jamaame ee Jubbada hoose, waxbarada dugsiga waxa uu ku qaatay Jubbada Hoose ...
jubaland Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa shegay in ay Hawlgalo la qorsheeyay ka fuliyen ...
... Al Shabaab, waxayna sheegeen inay sii wadaan hawlgalo lagula dagaalamo xoogaga Al shabaab ee ku sugan gobalka Jubbada Hoose.
... Radi) Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland ayaa saaka lawareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka ...
Roobab xoogan oo dabeylo wata oo ka da'ay deegaanka Kulbiyow, ayaa waxay sababeen in inta badan ay dadku ku guryo beelaan, taasoo ...
... ( Mareeg)-War Qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Dalkaas ay weerar xoogan ku qaadeen Fariisimo Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ku leeyihiin Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose.
Sheekhnuur Maxamed Xasan: Wasiirka Xanaanada Xoolaha, waa Biyo-maal, waxaa uu dhashay 1981-dii, jir ku dhashay degmada Jamaame ee Jubbada hoose, waxbarada dugsiga waxa uu ku qaatay Jubbada Hoose iyo Muqdisho. Noloshiisa badankeeda ...
Shacabka Kenya ayaa waxaa ay ra"yi aruurintan ay ku dalbanayaan in Dowladda ay si rasmi ah u shaaciso khsaaraha rasmiga ah ciidanka Kenya ka soo gaaray weerarradii Ceel Cadde iyo Kulbiyo ee Gedo iyo Jubbada hoose ee Soomaaliya. Weerarka ...
Xiisad ayaa Maanta ka taagan degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ka dib markii Dagaalyahanada Al Shabaab ay Ciidamo aad u farabadan ay soo dhoobeen duleedka degmadaasi.
Wasiirka Difaaca Raychelle Omamo ayaa dhinaceeda xustay in Ciidamada Milatariga ee Kenya ay suura geliyeen Difaacooda Qaranka laga soo bilaabo Sanadkii 2011 xilligaasoo ay Al Shabaab kala wareegeen Gobolka Jubbada Hoose. Ms Omamo ayaa ...
jubaland Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa shegay in ay Hawlgalo la qorsheeyay ka fuliyen deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii looso furan ...
... AMISOM iney si dhow ula shaqeyso hayada UN Monitoring,warka ka soo baxay golaha ammaanka wuxuu ku celiyay musuq maasuqa ka jira dalka iyo in mamnuuc tahay dhoofinta dhuxusha oo ka socota magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.
... oo ku aadan nabaddoonada laga af-duubay degmada Afmadoow. Gobollada Jubbooyinka inta badan waxaa gacanta ku haya ururka al-Shabaab,maamulka gobollada ka jirana wuxuu ku egyahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Kismaayo (RBC Radio) Diyaaraddo dagaal ayaa duqeyn ka geystay tuullada Gaanjo-roon oo hootagta deegaanka Beerxaano ee gobolka Jubbada hoose,sida laga soo xigtay dadka deegaanka. Waxaa la sheegay duqeynta in lugu beegsaday saldhig ay ...
Howlgalka lugu laa'yay dagaal-yahannada badan waxaa laga fuliyay deegaannada Goobweyn iyo Wirkooy oo ku dhow xarunta gobolka Jubbada hoose ee Kismaayo. War ka soo baxay dowladda Kenya,waxaa kalo lugu sheegay in xubnaha la dilay uu ku ...
cidan (19) Ciidamada Daraawiishta ee maamulka Jubbaland-Soomaaliya ayaa la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada kismaayo qiyaas ahaana ujira 60KM. Deegaanka ...
Ciidamada XDS oo ay wehliyaan kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo AMISOM ayaa shalay la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubbada hoose oo dhanka koonfureed uga beegan magaalada Kismaayo qiyaas ahaana u jira 60KM ...
Saddexdii maalood ee ugu danbeysay ayey dadka oo aad u tira badan ku xayirnaayeen deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose halaasoo ay mudadaas ku dhibanayeen. Xanibaadan ayaa maamulka Jubbaland kusoo rogay qaxootigan dib uga ...
Qaxootigana ayaa ku wajahan gobollada Jubbada hoose, Gedo, Bay iyo Banaadir, waxaana Qaxootiga qaar ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay ku soo laabtaan dalkooda.
Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose,Cabdirashiid Cali Gooni ayaa caddeeyay walaaca ku aadan ammaanka ee ay Jubbaland ka qabto boqollaal ruux ee dhallinyarada u badan kuwaaso laga soo rarayo xeryaha Dhadhaab ee Kenya.
1 Muqdisho (RBC Radio) Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ,Maahir Jaamac Aadan ayaa maanta safarkii ugu horreeyay ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka ...
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qaadayso weerar ka dhan ah ururka Al-Shabab oo looga saarayo gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in la go'aansaday in la ...
S09A7772 Kismaayo (RBC Radio) Howlgallo ay sameeyeen ciidamada milliteriga Jubbaland,waxaa ay ku gaaren deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Jubbada hoose,sida laga soo xigtay saraakiil ciidanka ka tirsan. Deegaannada ay gaaren ciidamada ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      jubbada
        hoose

Jubbada:
        dhexe
        hoose

cross-references for
hoose:

Jubbada Hoose