Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Shabeellaha Dhexe

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Fri. March 15, 2024

-
Isbitaalkan oo soo shaqeynayay 20-kii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa uu bulshada ku dhaqan Gobolka Shabeellaha Dhexe u hayay ...
... siyaasadeed ee soo fuulay awgeed uu taageero ka raadiyo Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeya uu ka ...
... ka mid tahay,laakin aan la joojin xilli uu madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe uu sameeyo xil ka qaadis. Yuusuf ...
... ah u soo dhoweynayaa guusha lagu tallaabsadey ee dhameystirka maamulka ay yeelanayaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha la dooran doono ee maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa lagu wadaa inuu ka yimaado Gobolka Hiiraan, ...

degmada-balcad Jowhar (RBC Radio) Biyo yaraan ayaa soo wajahdey degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe oo ka tirsan ...
Dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa caqabado badan la kulmay,waxaana muddo sanad ku dhow hakad ku ...
... madaxweyne Xasan gobollada kale ee u ka dhiman Puntland inay ula muuqato maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe inuu ku daray.
... wuxuu madax ka noqondoona howlaha la xiriira soo xuladda kursiga beesha Reer Aw-Xasan ee gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Wararka ka imaanaya degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeya uu ka dhacay tuulooyin hoos-taga degmadaas.
... Hirshabeelle ayaa sidoo kale xilligan gacanta ugu jirin Madaxweyne Cosoble, waana tan keentay culeyska siyaasadeed ee soo fuulay awgeed uu taageero ka raadiyo Xildhibaanada labada Gole ee laga soo doortay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Wuxuu sheegay in xilka qaadistu ay dowlad-nimada ka mid tahay,laakin aan la joojin xilli uu madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe uu sameeyo xil ka qaadis. Yuusuf Dabageed,waxaa kalo uu sheegay inuusan waxba ka ogeyn xilka laga ...
Muqdisho (RBC Radio) Munaasabad lugu caleema-saaray hoggaanka maamulka cusub ee Hir-shabeelle ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar oo xarun u ah gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa ka qayb-galay xalfadda caleema-saarka ...
Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ka warbixiyay kulankii ugu horreeyay oo u la qaatay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif,sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay idaacadda ...
Muqdisho (RBC Radio) Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida uu kusoo ...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo markii hore ka soo horjeeday qorshaha lugu dhisayo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa xilligan sheegay inuu soo dhaweynayo doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar oo lugu doortay ...

Cali Guudlaawe oo ahaa guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wax badan ka qabtay xaalada Gobolka Shabeellaha Dhexe, tan iyo markii loo magacaabay sanadkii 2014. Doorashada maanta ka dhacday xarunta shirarka ee magaalada Jowhar ...
Muqdisho (RBC Radio) Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida uu kusoo ...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo markii hore ka soo horjeeday qorshaha lugu dhisayo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa xilligan sheegay inuu soo dhaweynayo doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar oo lugu doortay ...
Cali Guudlaawe oo ahaa guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wax badan ka qabtay xaalada Gobolka Shabeellaha Dhexe, tan iyo markii loo magacaabay sanadkii 2014. Doorashada maanta ka dhacday xarunta shirarka ee magaalada Jowhar ...
Muqdisho (RBC Radio) Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa muujiyay inuu kali ku noqday mowqifka uu gobolka Hiiraan ku diidan-yahay in lugu biiriyo gobolka Shabeellaha dhexe. Wuxuu sheegay Ugaas ...
Muqdisho (RBC Radio) Ciidamo hubaysan oo saaka qabsaday xarunta shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelle dhexe ee magaalada Jowhar, ayaa la sheegaya inay halkaasi isaga baxeen gelikii dambe ee maanta, iyadoo aanu dhicin wax iska hor ...
"Doorashada guddoonka baarlamanka ee maamulka cusub ee HirShabeelle waa guul taariikhi ah oo u soo hoyatey shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamulkan dhistay. Waxay tani qeyb ka tahay dhameystirka maamulka ay ...
Ugaas Cali Ugaas Muxumed Ugaas Shafeec iyo Ugaas Cali Ugaas Xassan Ugaas Rage oo si weyn uga soo horjeeday qorshaha dowlada federaalka ay ku dooneyso in maamul loogu sameyo gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe ayaa maanta gaaray ...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale wakiilada uga warbixiyey horumarka laga sameeyay dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. "Waxaan idin ku wargelinayaa in horumarka laga sameyeeyay dhismaha ...
"Waxaan si kal iyo laab ah u soo dhoweynayaa guusha lagu tallaabsadey ee dhameystirka maamulka ay yeelanayaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Nidaamka federaalka ee xukunka lagu baahinayo ayay tani dhiirigelin weyn u tahay, waxaana ...
... wada-hadleen wuxuu sheegay inay ugu horreysay dib u dhaca ku yimid magacaabista Liiska Aqalka Sare, kororsiimada waqtiga ee madaxda xafiiska hadda joogta, amniga caasumadda Soomaaliya, dhismaha maamulka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.
Shir jaraa,id oo uu maanta xafiiskiisa ku qabtay Abuukar Xasan Cali oo ah haatan guddoomiye ku xigeenka gobolka shabeellaha dhexe ee dhanka arrimaha dib uheshiisiinta iyo federaalka Sh Abuukar Xasan Cali (Maqaneey) ayaa ku sheegay inuu yahay ...
Muqdisho (RBC Radio) Waxaa la dhammeystiray cod u qaadista dastuurka uu yeelanayo maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,markii ergada shirka ka qayb-galaysa ay ansixiyeen dastuurka. 202 ergo oo shirka ka qayb-galay ayaa boqol iyo ...
... oo markii hore la filayay in Madaxweynaha la dooran doono uu ka yimaado Hiiraan. Madaxweynaha la dooran doono ee maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa lagu wadaa inuu ka yimaado Gobolka Hiiraan, maadaama Shabeellaha Dhexe ay ...
Muqdisho (RBC Radio) Qaar ka mid ah ergada qaybta ka ahayd shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa isaga soo baxay,waxaa kalo maanta la soo bandhigay calanka uu maamulka yeelanayo iyo magaca. Waxaa la ...
Waxaan sidoo kale qoraalka hoosta uga xariiqnay in haddii go'aan siyaasadeed oo lagu xallinayo arrimaha tiirarka ah oo ay arrinta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ugu weyn tahay degdeg loo qaadi waayo ay keeneyso dib u dhac iyo habacsanaan ku ...
degmada-balcad Jowhar (RBC Radio) Biyo yaraan ayaa soo wajahdey degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe oo ka tirsan koonfurta dalka,sida laga soo xigtay dadka deegaanka.
GFHDD iyo GDGHDD ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxay isugu yeereen madax dhaqameedyada gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ugu jira 135 ta madax dhaqameed si ay ugala tashadaan goobta doorasha ee labada gobol. Wada hadal ...
Wararka qaar ayaa sheegaya in dib u dhaca Aqalka sare ay sabab u tahay, in Maamul goboleedyada oo aan wali soo gudbin Xildhibaanadii Aqalka sare u matali lahaa iyo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo aan wali la dhisin, taasna ay dib u ...
... Soomaaliyeed ka codsaneysaa inay u soo gudbiyaan Magaca iyo Astaan Calameedka idin kula haboon in ay yeelato dowlad goboleedka loo dhisayo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe"ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Waxuu si weyn saxaafadda uga soo muqday Ugaas Xasan,markii la billaabay qorshaha lugu mideynayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,taaso Ugaaska uu si weyn u diiday,isagoo marka leh "Hiiraan kuma biireyso Shabeellaha dhexe".
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guul dareystay markii uu isku dayay inuu u dhiso Maamul ay ku mideysan yihiin gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo dadka wada degan ay yihiin walaalo, balse ay ka biya diideen in loo meeriyo habka ay wax u ...
Muqdisho (RBC Radio) Urur gobolleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin dano-gaar ah oo ay ka leeyihiin maamulka loo dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe,sida uu sheegay wakiilka IGAD ee Soomaaliya. Danjire Maxamed Cabdi ...
Madaxweynaha Puntland,waxuu sheegay Puntland inay ka kooban-tahay sagaal gobol,balse madaxweyne Xasan gobollada kale ee u ka dhiman Puntland inay ula muuqato maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe inuu ku daray. "Hadalka madaxweyne ...
Halka Nabadoonka ee la howl gelinayo uu hoggaamin doono kursiga Xildhibaan ee Beesha reer Aw-Xasan ka heleyso Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Arrintan ayaa ka dambeysay markii uu halis galay Kursiga Faarax C/qaadir, iyadoo xubnaha Madasha ...
Waxaa lugu magacaabay warqada loo diray guddiga doorashooyinta Nabadoon Maxamed Axmed Xuseen (Shukri) in uu guddoomiye u noqdo guddiga dhaqanka ee beesha Reer-Aw-Xasan ee gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Nabadoon ...
Kulankan ayaa waxaa looga hadley qabanqaabada Shir Madaxeedka wadammadda IGAD ee bisha soo socota lagu qaban doono magaalada Muqdisho, arrimaha amniga, siyaasadda, dhismaha maamulka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, ...
Muqdisho (RBC Radio) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in meel gabo-gabo ah uu ku dhow-yahay qorshe lugu doonayo shirka lugu dhisamayo maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe in loo soo weeciyo magaalada Muqdisho. Gogosha lugu ...
Muqdisho-(RBC Radio)-Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya inay dar dar geliso dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, oo muddo bilooyin hakad ku jira, kadib markii habsami u socodka shirkii ...
Wasiir-odawaa Muqdisho (RBC Radio) Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor-timid in fashil uu ku dhammaaday qorshaha lugu doonayay dhismaha maamulka gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan oo ka tirsan koonfurta dalka. Wasiirka arrimaha gudaha ...
ugaasyada-gobolka-by-radio-hiiraanweyn-1 Muqdisho (RBC Radio) Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo dhawaan la caleema-saaray ayaa jeediyay hadal uu ku duray madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud oo uu isaga reer abtigiis yahay.
Waxaa sidoo kale la isku afgartey in deg-deg loo soo dhiso maamulka ka dhexeyn doona gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyo in si buuxda loo taageero hawlaha guddiga doorashada ee heer federaal oo xil weyn iska saaray sidii doorashadan ay u ...
... ka soo qeyb galay ilaa lix naadi oo kala ahaa xulalka kubadda cagta ee maamul goboleedyada, Puntland, Galmudug, Koofur Galbeed, Jubbaland, koox ka socotay gobolka Banaadir iyo ciyaartoy mataleysay gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      shabeellaha
        dhexe

Shabeellaha:
        dhexe
        hoose

cross-references for
dhexe:

Shabeellaha Dhexe