Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Jubbada Dhexe

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Mon. January 15, 2024

-
Jubbaland ayaa horey u shaaciyay qorshayaal noocan ah, oo dhaqan-geli waayay, iyadoo xoogaga Al Shabaab ay ku sugan yihiin deegaanada ku yaalla Jubbada hoose iyo Gedo, iyo guud ahaan Jubbada dhexe. Hadalkan ayaa imaanaya xili Madaxda dowlad goboleedyada iyo Federaalka uu Shir uga ...

Waxa ay wali haystaan gobolka Jubbada Dhexe oo dhan iyo degmooyin dhawr oo ka tirsan Jubbada Hoose, Gobolada Dhexe iyo meelo kale oo dalka ka tirsan. Balse awoodooda sii wiiqmaysa iyo dadaalka ay dowladda ku jirto ee ay ciidamada ku dhiseyso ayaa muujin kara in hadda loosoo dhowaaday ...
Jilib ( Mareeg)-Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa ku warramaya in barqanimadii maanta meel fagaaro ah oo ku taalla degmadaasi ayuu Xarakada Al Shabaab ku soo bandhigeen 4 Askari oo Kenyan ah kuna soo qabsadeen dagaal Shalay ay Ciidamada Kenya kula ...
You are here: Home / Somali News / Federal Republic of Somalia / Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howl galadii ciidanka Danab ay ka fuliyeen Jubbada dhexe.
Two Kenyans were also executed on Friday in the Jubbada Dhexe region, also in the southwest, for allegedly helping to kill Shabaab leaders in Kenya, the group said in a separate statement. It said one of them was accused of collaborating with Kenyan, British, US and Israeli intelligence services, while ...
Dhinaca Ururka Al Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla duleedka degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Askar Kenyan iyo saanado dagaal oo ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii Ceelcade. Goob Jooge ka qeyb galay meesha wax lagu soo bandhigayay ayaa sheegay in uu ...
Al-Shabaab ayaa oo muddo todobo sano ku dhow maamulayay Baardheere ayaa isaga baxay, markii culeys badan uu dhowr jiho uga yimid. Degmada Baardheere ayaa ah degmo istiraatiiji ah oo xuduud la leh Gobollada Bay iyo Jubbada Dhexe oo gebi ahaantiis gacanta ku hayaan Al-Shabaab, waxaa ...
Note: Saakow is a town in the southern Middle Juba (Jubbada Dhexe) region in Somalia. It lies between Bu'ale, Dinsoor and Bardera. See related video: U.S. air strike targeting senior Al-Shabaab leader https://www.youtube.com/watch?v=V_kAdLDsyX4. Unconfirmed sources suggest the strike was carried ...
Kulan muddo maalmo ah ka socday magaalada Baraawe ee Shabeel Hoose kadib ayuu hogaanka Al Shabaab magacaabay madaxda cusub ee hogaamin doonta xarakada Al Shabaab xiliyada soo socda. Go'aankan ayaa imaanaya kadib markii Al Shabaab lagala wareegay goobo badan oo kamid ah ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      jubbada
        dhexe

Jubbada:
        dhexe
        hoose

cross-references for
dhexe:

Jubbada Dhexe