Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Jubbada

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Mon. December 18, 2023

-
KISMAAYO, Soomaaliya - Mudane katirsanaa Baarlamaanka maamulka Jubbaland, oo lagu magacaabi jiray Cumar Buraale Axmed aya ku geeriyooday magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Allah ha u naxariistee Cumar Buraale oo ahaa Gudoomiyaha Gudiga Anshaxa ...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isla markaana bogaadiyay hawl galadii saacadahii la soo dhaafay Ciidamada Jubbaland ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Axmad Madoobe ayaa sheegay in ka ...
MUQDISHO, Soomaaliya - Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay ka dhacday duleedka magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolka Jubbada hoose, oo caasimad KMG u ah maamulka Jubbaland. Sarkaal katirsan Militariga Soomaaliya oo ku sugan gobolka ayaa Warsidaha Garowe Online u xaqiijiyay in ...
Maanta ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka duushay diyaarad Siday Cabdirisaaq Warsame oo ka tirsan Ciidamada Puntland kaas oo Boosaaso ka geystay fal kufsi iyo dhaawac ah. Askarigan oo Habeeno ka hor ay qabteen Ciidamada Sirdoonka Jubbaland ...
Jubbaland ayaa horey u shaaciyay qorshayaal noocan ah, oo dhaqan-geli waayay, iyadoo xoogaga Al Shabaab ay ku sugan yihiin deegaanada ku yaalla Jubbada hoose iyo Gedo, iyo guud ahaan Jubbada dhexe. Hadalkan ayaa imaanaya xili Madaxda dowlad goboleedyada iyo Federaalka uu Shir uga ...
KISMAAYO, Soomaaliya - Dagaal xooggan oo ka dhashay khasaaro lixaad leh ayaa waxa uu ka dhacay maanta duleedka magaalada Kismaayo, ee xarunta gobolkla Jubbada hoose. Dagaalkan oo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ka qarxay shalay gelinkii dambe ...
... uu a banaanaa in muda ah ka dib markii la dilay Wasiirkii hore Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska all ha u naxariistee Marxuum Cabaas Sheekh Siraaji oo sidoo kale mudane ka tirsanaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doortay Magaaladda Kismaayo ee jubbada hoose.
jubaland Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa shegay in ay Hawlgalo la qorsheeyay ka fuliyen deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo Kaamjaroon hawlgaladaas oo looga gol lahaa sidii looso furan lahaa Xoolo ay Kooxda Al-Shabaab ka dheceen ...
You are here: Home / Somali News / Federal Republic of Somalia / Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howl galadii ciidanka Danab ay ka fuliyeen Jubbada dhexe.
Roobab xoogan oo dabeylo wata oo ka da'ay deegaanka Kulbiyow, ayaa waxay sababeen in inta badan ay dadku ku guryo beelaan, taasoo keentay in ay hooy la'aan noqdaan, dhurwaaguna ay u nuglaadaan. Faarax Haybe Xaaji, Gudoomiyaha Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
       jubbada
         dhexe
         hoose

Somali regions:
       awdal
       bakool
       banaadir
       bari
       bay
       galguduud
       gedo
       hiiraan
       jubbada
       mudug
       nugaal
       puntland
       sanaag
       shabeellaha
       sool
       togdheer
       woqooyi galbeed