updated Wed. September 11, 2024
-
Horseed Media
March 15, 2018
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug gaaray Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable) Ugaas Cabdiladhiif Ugaas Xirsi Ugaas Warsame, kaasi oo ka soo kicitamay Magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal. Ugaaska ayaa booqasho iyo salaanÃâà...
Garowe Online
February 21, 2018
Ciidamadaan oo ka kala yimid saldhigyo ay ku lahaayeen Gobolada Barri, Sanaag, Nugaal iyo Mudug ayaa marnaba helin in madaxda ugu sareysa Puntland ogaato xaalada ay ku sugan yihiin marka laga reebo warbixinada ay kaga dhageystaan madaxda ciidamadaas xafiiska Madaxtooyada eeÃâà...
Garowe Online
February 19, 2018
GAROOWE, Puntland- Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal, Xaashi Xuseen Faarax oo muddo xilkan soo hayay. Sida lagu sheegtay Digreetadan oo uu ku saxiixanyahay WasiirkÃâà...
Reliefweb
February 15, 2018
During the reporting period, UNICEF reached 65,598 IDPs in Banadir, Buuhoodle and Nugaal regions through temporary access to water supply by water trucking, voucher and chlorination. A total of 42,513 children have been supported to access education through services provided by the UNICEF and itsÃâà...
Garowe Online
February 10, 2018
Wararka la xiriira safarka Wasiirka ayaa sheegaya iney u socdaan ka qayb galka gogol Nabdeed oo la dhigayo degaanka Qorile ay xadka wadaagaan Gobolada Sool iyo Nugaal. Booqashada Wasiirkaan ayaa ku soo beegmaysa xilli xiisad ka dhex taagan tahay maamulka Somaliland iyo Puntland.
ReliefWeb
February 8, 2018
In particular, Sool emerges as the region most lacking basic services, supplies and infrastructure at fixed nutrition sites. Similarly, in Puntland, the majority of fixed nutrition facilities are found in Garowe, while the rest of Nugaal and districts in Bari have a lower concentration of sites, to a worrisome degree.
Horseed Media
February 7, 2018
Abdiqawi oo ku dhashay magaalada Eyl ee Nugaal, Puntland ayaa sanadkii lasoo dhaafay 2017 sidoo kale markii labaad ku guuleystay doorashada Madaxweyne kuxigeenka ugu dabeyna shalay ku guuleystay inuu qabto xilka ugu sareeya ee maxkamada. Wuxuu Abdiqawi kamid yahay aasasayaashaÃâà...
Garowe Online
February 6, 2018
Yusuf ayaa ku dhashey magaalada Eyl ee gobolka Nugaal “Puntland” sanadkii 1948. 1973 ayaa waxaa uu ka baxay Jaamacada ummada Soomaaliyeed. Waxa waxbarashadiisa kale “Post graduate” uu ku qaatey Jaamacada Florence dalka Talyaaniga isagoo dhameeyey 1977. Dalka Switzerland ayuu kuÃâà...
ReliefWeb
February 2, 2018
Areas classified as hotspots and in need of urgent nutrition and health support, include rural livelihoods in Northern Inland Pastoral and Hawd Pastoral of the northeast (Bari and Nugaal regions) and North Gedo Pastoral of Gedo Region. As drought eases, a relative improvement in food security in manyÃâà...
ReliefWeb
January 25, 2018
The Water Price Monitoring assessment aims to establish a data collection, monitoring and reporting system on water market prices in order to allow humanitarian and development actors to better analyse humanitarian needs in areas particularly affected by drought. December data collection in NugaalÃâà...
Garowe Online
December 24, 2017
Dagaalka ayaa u dhaxeeya Beelo wada deggan Tuulooyinka ku yaalla inta u dhaxaysa gobollada Sool, Nugaal iyo Mudug, sidoo kalena ku dhaw xadka dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya. "Waxaan aad uga naxsanahay in Madaxweynaha Puntland isagoo jooga degmada Burtinle oo nabadaÃâà...
Garowe Online
December 23, 2017
Wararka ayaa sheegaya in Dagaalka oo saacado socday uu ka qarxay deegaanno Miyi ah oo ku yaalla xuduuda u dhaxaysa gobollada Nugaal iyo Sool, gaar ahaan nawaaxiga Quriley. Colaadan oo salka ku haysa deegaan iyo aano qabiil ayaa waxaa ka dhashay khasaarooyin kala duwan oo isagu jiraÃâà...
ReliefWeb
December 7, 2017
Similarly, little to no rainfall was reported in most livelihood zones of Nugaal and northern Mudug. However, moderate rainfall was reported in Hawd livelihood zone in Galkayo of Mudug. In all northeastern areas except Hawd Pastoral livelihood zone of Nugaal and Mudug, pasture and water availability isÃâà...
ReliefWeb
November 23, 2017
In 2016-2017, with funding from USAID/FFP, Save the Children implemented a project that targeted 11,074 households (HHs) (66,444 people) in the Bari, Nugaal, and Hiran regions of Somalia with monthly cash transfers for food assistance using mobile money. The purpose of the project is to increase theÃâà...
Garowe Online
October 23, 2017
GAROWE, Puntland - Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulahi Faroole ayaa ka badbaadey caawa rasaas uu la beegsadey taliyaha ciidamada booliska Puntland Cabdulqaadir Farax Shire Ereg. Wararka warsidaha Garowe Online soo gaaraya ayaa sheegaya in rasaastaan markii ay dhacdeyÃâà...
Reliefweb
June 28, 2017
The mission too place from 24-25 May and was led by Nugaal Shelter Cluster coordinator from NRC and other participants included the Nutrition cluster focal point from UNICEF and the Protection cluster focal point from UNHCR together with HADMA. The mission covered the following locations: Kalkaal 1,Ãâà...
|
news and opinion
|