Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Baladweyn

Schema-Root.org logo
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Fri. October 21, 2016

-
Kullan dhex maray Ugaas Xasan iyo Cosoble Wararka naga soo garaya magaalada Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in goor dhow halkaas uu kulan fool ka fool ah ugu soo gaba gaboobay madaxweynaha maamulka HirShabelle ...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta kulan albaabada u xirnaayeen magaaladaasi uu ku dhax maray Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle iyo Ugaaska Beesha Xawaadle .

Muqdisho (RBC Radio) Waxaa maanta gaaray markii ugu horreysay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,madaxweynaha dhawaan loo doortay maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelle,kaaso lugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.
2013 - A suicide bomber kills at least 15 people outside a restaurant in Baladweyne, central Somalia. 2015 - Libya's internationally recognised government rejects a UN proposal for a power-sharing arrangement with rival Islamist-led authorities.
Oxfam: burburkii kadib waxaa uu ka shaqo bilaabay hey'adda Oxfam qeybteeda magaalada Baladweyn isagoo markii dambe wakiil uga noqday hey'adda guud ahaan dalka Soomaaliya, xafiisna ka dhigtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Maamul goboleedkan ayaa noqonaya kii shanaad ee laga hirgeliyo Soomaliya oo qaadatay nidaamka federaalka,Balse waxaa weli jira dad ka soo horjeeda maamulkan cusub ee Hirshabeele gaar ahaan odoyaal jooga magaalada Baladweyne oo diidan ...

Muqdisho (RBC Radio) Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa muujiyay inuu kali ku noqday mowqifka uu gobolka Hiiraan ku diidan-yahay in lugu biiriyo gobolka Shabeellaha Dhexe.
... uga soo horjeeday qorshaha dowlada federaalka ay ku dooneyso in maamul loogu sameyo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta gaaray Magaalada jowharkadib markii dhowaan ay ka soo tageen magalaada Baladweyne iyago ku biiray ...
2014817635438620584135249ethiopia_troops_amisom_baidoa Baladweyne (RBC Radio) Ciidamada Itoobiya iyo milatariga Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee koonfurta dalka,sida laga soo xigtay dadka deegaanka.
Muqdisho (RBC Radio) Saldhigga ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM oo ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa la maqlay dhowr madfac oo ku dhacaya,sida laga soo xigtay dadka deegaanka.
madaafiic1-620x330 Baladweyne (RBC Radio) Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay dhowr madfac oo ku dhacday saldhigga ciidan Itoobiya ee deegaanka Halgal oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee koonfurta Soomaaliya.
... Baarlamaanka Cusub ee Maamulka loo dhisayo Hiiraan iyo Sh.Dhexe ayaa lagu balansanaa in lagu soo xulo Magaalooyinka Baladweyne iyo Jowhar. Odayaal iyo waxgarad ka soo Gobolka Hiiraan ayaa durbaba ka soo horjeestay Xildhibaanadaasi lagu ...
At least 8 people including soldiers have been wounded last night after grenade bomb explosion targeted government troops in central Somalia's Baladweyne town, witnesses said. The town is situated some 350Km north of Somalia's capital Mogadishu.
Baladweyne1 Baladweyne (RBC Radio) Ugu yaraan siddeed ruux ayaa ku dhaawacmay weerar bam-baano loo adegsaday oo xalay lugu qaaday fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,sida dadka ...
Baladweyne-(RBC Radio)-Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah siyaasiyiinta ka soo horjeeda Shirka Maamul u sameynta Labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh/Dhexe ee ka socda magaalada ...
war-hada-soo-dhacay-rbc13 Muqdisho (RBC Radio) Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne oo xarun u ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay toogasho ku dileen ganacsade deegaanka caan ka ahaa,sida dadka deegaanka ayaa ...
Muqdisho (RBC Radio) Musharaxiin madaxweyne iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku midoobay isbaheysiga isbadal sameynta Soomaaliyeed oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta soo saaray baaq si adag loo ...

For the first three days, there were no significant flights as traders were reorganising themselves," Mr Munjuri said. In the last one week, cargo planes ferrying miraa have been using Galcaio, Las Anod, Bassaso and Baladweyne airports in Somalia. More ...
"Ma jiro wax iska badalay mowqifkii nooga aadana shirka -mana tagi doono,"ayuu yiri nabadoon Cusmaan oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa kalo uu nabadoonku eedeyay dowladda faderaalka iyo urur gobolleedka ...
... were reorganising themselves," Mr Munjuri said. In the last one week, cargo planes ferrying miraa have been using Galcaio, Las Anod, Bassaso and Baladweyne airports in Somalia. More than 15 cargo planes deliver the stimulant to Mogadishu every day.
Miraa traders at the Kiengu market in Igembe Central, Meru County. People who grow and sell the stimulant have said they incurred losses amounting to Sh500 million due to the ban on cargo flights to Somalia.
BaladweynE, Somalia: police apprehend suspects after elder killed BELEDWEYNE, Somalia -Security forces in Hiran regional capital of Beledweyne have arrested eight people in connection with the murder of a traditional elder on Thurs, Garowe online ...
Guddoomiye ku-xigeenka ammaanka gobolka,waxuu tilmaamay in ninka la magacaabay ee ka tirsan al-Shabaab horay loogu soo eedeeyay dilka nabadoon caan ka ahaa gobolka oo lugu gowracay dulleedka magaalada Baladweyne. Ururka al-Shabaab ...
Baladweyne (RBC Radio) Munaasabad lugu caleemo-saarayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka socota magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Baladweyne,waxaa illaa shalay gaarayay inta badan duubabka dhaqanka Soomaalida iyo ...
2016622636022004532875466igad3 Wafdiga oo uu hogaaminaayo Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed CabdiAfeey, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Baladweyne (HAN) July 1.2016. Public Diplomacy & Regional Security News.By. Abdi Hosh. A piece of history on the occasion of our independence.
Muqdisho (RBC Radio) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo,wakiilka urur gobolleedka IGAD ee Soomaaliya,Maxamed Cabdi Afay,waxaana wafdiga ka mid aha mas'uuliyiin ka socday ...
Muqdisho (RBC Radio) Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaallo ka dhacay galbeedka magaalada Baladweyne oo xarun u ah gobolka Hiiraan. Madaxweyne Xasan ...
Baladweyne (RBC Radio) Xaaladda magaalada xarunta u ah gobolka Hiiraan ee Baladweyne ayaa laga soo dayrinaya markii ay siyaadeen fatahaada uu sameynayo wabiga,sida waxaa sheegay saraakiil ka tirsan maamulka degmada.
Baladweyne ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in dagaal aad u xoogan uu maanta ka dhacay Magaalada Baladweyne. Dagaalka ayaa u dhexeeyo labo maleeshiyo ...
Only a few months after she returned with her family to her house in Baladweyne in south-central Somalia at the end of last year, four armed men attacked them, raped her, and killed her husband.
Ganacsatada Gobalka Hiiraan ayaa gabi ahaanba joojiyey inay wax ku iibsadaan Lacagta Shilling Soomaaliga, Iyadoo suuqyada Baladweyne iminka wax lagaga iibsan karo oo kaliya Lacagta Doolarka, taas oo kor usii qaaday wel-welka ku aadan sicir ...
The agreement unlocks nearly two months deadlock which saw the collapse of the Hiiraan/Middle Shabelle state formation conference in the administrative capital of Middle shabelle region, Jowhar.
Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan , ayaa sheegaya in maanta mar kale uu fashil kusoo dhamaaday kulan ay magalaadaasi ku lahaayeen Waxgarad kasoo jeeda Gobolka Hiiraan iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dhax maray Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Odayaasha Dhaqanka Beesha Xawaadle.
Baladweyne ( Mareeg)-Sheekh Xuseen Cismaan Cali Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in Odayaasha ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ee ka qeyb galay ...
Djibouti (HAN) January 22, 2016 - Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. The Djibouti military mission in Somalia formally ended in a small ceremony in Baladweyne as the last AMISOM troops prepared to leave the country next year, ...
Dozens of people were killed and many more others wounded in the clan feud. Baladweyne has suffered a lot inter-clan war in the past few months with clan militias attacking each other causing deaths even with elders' intervention for ceasefire.
Buq-Aqable location is some 90km south of Baladweyn town the headquarters of Hiraan region in central Somalia. The African Union troops have this week pulled out from several locations in Somalia such as Kuntwarey, El-salindi, KM 60 and now ...
... Muskow, kulliyada dagaalka ee dalka Mareykanka, isaga oo sidoo kalena soo qabtay xilal kala duwan oo ciidamada ah, wuxuuna ahaa Taliye qeybta Baladweyne, Taliyaha qeybta ciidanka 60-naad Baydhabo, taliyaha qeybta 21-naad ee Dhuusamareeb.
"After we warmly welcomed the Hon: on the outskirts of Baladweyn town, I received an emergency phone call from my senior the regional commissioner Mr. Abdifatah Hassan Afrah, and he has given me order that I should not allow the ambassador to enter ...
The combat is said to have started when Al Shabaab militants launched surprise attack on government forces in west of Baladweyne town, capital of Hiiraan region. Somalia's military commander, Mohamed Abdullle told Shabelle Media Network that at least ...
On Saturday the former Somali ambassador to Kenya His Excellency Mohamed Ali Noor [America] has been stopped from entering Baladweyn town the headquatres of Hiraan region in central Somali. After the ambassador was denied access to enter in ...
Somalia troops, along with African Union (AMISOM) forces from Ethiopia have clashed with al Qaeda linked al Shabab militants in north of Baladweyne town, capital of Hiran region, officials and residents said. The combat started after Al Shabaab agents ...
The reconciliation conference for co-living clans in central Somalia's Hiran region is underway smoothly in Baladweyne town lies some 206 miles (332 km) north of Mogadishu, Shabelle reports.
UNHCR have opened six new districts in Southern Somalia to help enhance voluntary repatriation of Somali refugees in Kenya, a tripartite commission to oversee the return said.
The new districts are Mogadishu, Afgoye, Baladweyne, Bal'ad Belet Weyne ,Jowhar and Wanle Weyne.This is in addition to the existing areas of return Kismaayo,Luuq and Baidoa.
May 26, 2009, Nur Muse Hussein, Shabelle reporter in central Somalia's Hiran region was killed in Baladweyne, the capital of Hiran region.
Meanwhile, Abdijamal, an elder from Hiran region told Shabelle Media in Mogadishu on Saturday that the 2 clan leaders are wanted to take pace calling immediately.


spacer

 


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     regions
      hiiraan
        baladweyn

Hiiraan:
        baladweyn
        janta kundiche