updated Fri. September 27, 2024
- 
  
  
   
   Horseed Media   
   March 18, 2018   
   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM, Sarreeye Guud JimÃâà...    
    
    
 
 
 
 
  
  
   
   Horseed Media   
   March 17, 2018   
   War-Murtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa u qornaa sidan. 1. Kala warqaadasho iyo soo jeedin warbixino ku saabsan howlaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Wasaaradaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir saddexdii bilood ee lasoo dhaafayÃâà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   March 16, 2018   
   Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Dhexe iyo Dawlad Goboleedyada iyo Xubno ka socda Maaamulka Gobolka Banaadir ayaa ku shirsan magaalada Baydhabo iyaga oo isugu yimid ka qeyb galka shirka afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo sedexdii bilbaÃâà...    
    
    
  
  
   
   Garowe Online   
   March 8, 2018   
   MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay kulan gaar ah la qaatey gudoomiye-yaasha degmooyinka gobolka Banaadir tan iyo markii la doortay bishii Febuary 2017. Kulanka oo xalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada VillaÃâà...    
    
    
  
  
   
   Mareeg Media   
   March 8, 2018   
   March 9, 2018–Gudoomiyha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo xalay kormeeray qeybo ka mid ah Dagmooyinka Gobalka Banaadir ayaa ka hadlay Xaaladda Amni ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka ayaa tilmaamay in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad lagu tuhmayo inay kaÃâà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   March 7, 2018   
   Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah-furay wajiga 1-aad ee mashruuca dib u dhiska magaalada Muqdisho oo ay maal gelinayso Dawladda Jarmalka. Wajiga koowaad ee Mashruucan oo ku bilaaban doonaaÃâà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   March 5, 2018   
   Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka Gobolka ee sanadka 2022 uu yahay sidii dib u dajin buuxda loogu sameyn lahaa dadka haatan barakacayaasha ku ah Caasimadda. Guddoomiyaha ooÃâà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   March 3, 2018   
   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid ka mid ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yeesha sameynta dukumiintiyada ganacsi ee been abuurka ah.    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   February 21, 2018   
   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda ay asaas u tahay shaqada maamulka Gobolka, sidaas daraadeedna kor loo qaadi doono isla xisaabtanka heer gobol iyoÃâà...    
    
    
  
  
   
   Horseed Media   
   December 31, 1999   
   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) oo ka qeyb galayey munaasabad ay heshiis dhanka waxbarashada ah ku kala saxiixanayeen Maamul Gobolka iyo Wasaaradda Waxbarashada Dawladda Federaalka ah ee SoomaaliyaÃâà...