Schema-Root.org logo

 

  cross-referenced news and research resources about

 Boosaaso


View Larger Map
images:  google   yahoo YouTube
spacer

updated Fri. February 9, 2018

-
Boosaaso- Kadib markii maanta Feb 8,2018 guddiga Nabad galyada gobolka Barri shaqada ka joojiyeen Taliyaha qaybta Booliiska Halkaan ka akhri ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda sare ee Puntland (Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa) diideen go'aanka siyaasiyiinta dowlada kaga ...
Boosaaso, Puntland- Xukuumadda Puntland gaar ahaan wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, ayaa lagu eedeeyay inay ka gaabisay wax ka qabashada dhibaatadii ka dhacday dekedda Boosaaso gaar ahaan doontii ku caariday xarunta gobolka Bari. Xildhibaan katirsan Barlamanka ...

Boosaaso- Magaalada Boosaaso ayaa weeraro kooxaha argagixisada ah u gaysteen saldhiga dhexe iyo qaybo kale oo ka tirsan xarunta ganacsiga Puntland Feb 6-7, 2018 waxaa si buuxda aan weli uga hadlin hay'adaha amniga gobolka, maamulka gobolka iyo Wasaarada amniga Dowlada Puntland.
Boosaaso, Puntland- Mallayshiyaad ku hubaysan Qoryaha daran dooriga u dhaca iyo Bambaanooyin ayaa caawa fiidkii weerar ku qaaday Saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wararka uu Garowe Online ka helayo weerarkaas ayaa sheegaya inay ku dhaawacmeen ...
Boosaaso, Puntland- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Siciid Maxamed Raage, ayaa ka hadlay doon saaka ku caariday dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, taasoo u rarnayd Ganacsato reer Puntland ah. Wasiir Raage oo saxaafadda kula hadlayay magaalada ...
Boosaaso, Puntland- Ciidamada ammaanka gobolka Bari, ayaa howlgal ay ka sameeyeen xarunta ganacsiga Boosaaso, waxay kusoo qabteen Qaraxyo iyo rasaasta loo isticmaalo Hoobiyaasha, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha gobolka. Shir jaraa'id oo ay saxaafadda magaalada Boosaaso ugu qabteen ...

Boosaaso, Puntland- Weerar loo adeegsaday Bambaanooyin gacanta laga tuuray ayaa caawa fiidkii lagu qaaday guri ay leeyihiin ciidamada ilaalada waddooyinka [Taraafikada] Puntland ee gobolka Bari. Mid kamid ah ciidamadii ku sugnaa xaruntaas oo aan ka fogayn dekedda Boosaaso ayaa ...
Boosaaso, Puntland- Weerar loo adeegsaday Bambaanooyin gacanta laga tuuray ayaa caawa fiidkii lagu qaaday guri ay leeyihiin ciidamada ilaalada waddooyinka [Taraafikada] Puntland ee gobolka Bari. Mid kamid ah ciidamadii ku sugnaa xaruntaas oo aan ka fogayn dekedda Boosaaso ayaa ...
Boosaaso, 12 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka. Madaxweynaha ayaa kala hadlay ganacsatada ...
Boosaaso- Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Cabdulahi Farmaajo oo iminka ku sugan magaalada Boosaaso ayaa warar aan ka heleyno xubno ku dhow sheegayaan in maanta galinka dambe ugu dambeyn maalinta berri ah ka ambabixi doono xarunta ganacsiga Puntland.
Boosaaso, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, halkaasoo soo dhaweyn ballaaran loogu sameeyay. Madaxweynaha ayaa ka hor inta husan ...
Wafdi Madaxweynaha ayaa joogi doono Qardho mudo hal maalin ah, isagoo uga soo gudbi doono Magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari oo hadda ay ka socoto diyaar-garowga soo dhaweyntiisa. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Puntland oo soo billowday maalintii Axadii ee lasooa ...
Garowe, Puntland - Wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso oo ah halbowlaha dhaqaale ee maamulka Puntland ayaa waxaa lasoo gudboonaadey bur-bur baaxad leh kadib markii hay'adda wadooyinka 'PHA' gabi ahaanba gabtey Afartii sano ee lasoo dhaafey dayactirkii lagu sameyn ...
Qaraxan oo maanta ka dhacay nawaaxiga deegaana Madarshoon oo qiyaastii 75KM u jira magaalada Boosaaso, waxaana ku dhintay saraakiil katirsan ciidamada PSF-ta. Weerarkaas oo ahaa miino dhulka lagu aasay waxaa ku dhintay AUN, Taliyihii horinta Galgala ee ciidamada PSF-ta Puntland oo lagu ...
Waxaa si weyn loo soo dhaweeyey heshiiskii ay Isimada Puntland ka gaareen murankii xanibey habsami socodka dakadda Boosaaso kadib heshiiskii P&O, dad badan oo aan ka mid ahay aniga qoraaga ah ayaa si weyn ugu farxay in dakaddu mar labaad si caadi ah dib u hawlgasho, waxaana isimadu ...
Boosaaso, Puntland - Korneel katirsanaa ciidamada Puntland ayaa ku dhintay qarax ka dhacay meel ku dhaw magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Korneel Cismaan Abshir Cumar waxa uu ahaa khabiir dhanka qaraxyada ciidamada u qaabilsan furfurista ...
BOSAASO, Puntland - Waxaa saaka xiran xaruumaha Ganacsiga magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari xilli uu taagan yahay Khilaaf u dhaxeeya dowladda Puntland iyo Gancsatada. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada, ...

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa ka taagan dhibaato xiriirka ah, kadib markii la jarey xargihgii xanbaarsanaa xaraarada telefoonada guryaha, xafiisyada iyo weliba Internetka ee shirkadda Golis. Xargaha la jaray ayaa saameyn ku yeeshay qaybo badan oo kamid ah ...
Garoonkan ayaa sida aan ka heleyno shirkada gacanta ku haysa dhismihiisa sheegayaan in aan weli uusan dhameys aheyn iyadoo ay ka dhiman yihiin howlo la xiriira ranjiyeynta laamiga diyaaraduhu ka duulaan kana soo dagaan kasoo iminka kaaoo waqtigaan ku soo wajahan magalaada Boosaaso.
Boosaaso, Puntland - Kooxda Al Shabaab ayaa sheegtay in weerar madaafiic ah ku qaadey saldhig ciidamada Puntland ku leeyihiin Buuralayda Galgala ee gobolka Bari. Afhayeenka Al Shabaab ee dhanka howlgalladda Cabdicasiis Abu Muscab ayaa sheegay in ugu yaraan 10 madfac ay ku tuureen ...
Boosaaso, Puntland- Sarkaal katirsanaa ciidamada dekedda Boosaaso ayaa caawa fiidkii dablay hubaysan ku toogteen meherad ku taalla xarunta ganacsiga Puntland. Sarkaalka dhintay oo lagu magacaabi jiray, Xassan Xiir, wuxuuna kamid ahaa ciidamada ilaaliya dekedda magaalada Boosaaso oo ...
Sida wararku sheegayaan ganacsatadu waxay oggolaadeen qaybo ka mid ah kordhinta tireefada canshuuraha iyo khidmadaha, taas oo ku xiran in aan dib loo kordhin karin mar danbe tan iyo inta laga dhisaayo dekadda Boosaaso. Heshiiska la soo bandhigaayo ayaan looga hadlin heshiiskii lagu ...
BOSAASO, Puntland - Waxaa saaka xiran xaruumaha Ganacsiga magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari xilli uu taagan yahay Khilaaf u dhaxeeya dowladda Puntland iyo Gancsatada. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada, ...
... loo qaadey, markii ay soo gaaraan xeebta Boosaaso aysan u dejin ganacsatada oo ay abaabulaan mudaaharaadyo iyo kacdoon shacab.
Boosaaso, Puntland- Shalay waxaa garoonka Kubadda Cagta Boosaaso ka dhacday cayaar u dhaxaysay koox katimid waddanka Australia ...
Boosaaso, Puntland- Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Africa, waxaa la duqeeyay malleeshiyaadka ...
Boosaaso, Puntland - Dekedda magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari ayaa markale dib u xirantay, kadib markii Ganacsatada iyo ...
Mudaaharadkan ay dhigeen haweenka Boosaaso ayaa ka duwanaa kuwii hore waxaana uu ahaa Mudaaharad nabadeed, oo ay ku ...
... ee dhistay Garoonka diyaaradaha Boosaaso hadana qaadatay mashruuca lagu dhisayo Garoonka diyaaradaha Galkacyo, wadada isku xirta ...
Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday tacaddi dhowaan loogu gasytey magaalada Boosaaso gabar da'yar, ayaa sheegay in qofkii falkaas ka ...
Heshiiskaan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli muran ka jiro dekado Boosaaso oo shirkada P&O oo hoos tagta DP World maamusho.
Boosaaso, Puntland- Taliyaha ciidanka badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa warbaahinta u sheegay in askari ...
Boosaaso, Soomaaliya - Kadib markii dekada magaalada Boosaaso xirantey khilaaf ka yimid lacagaha laga qaadayo gadiidka ...
Boosaaso, Soomaaliya - Kadib markii dekada magaalada Boosaaso xirantey khilaaf ka yimid lacagaha laga qaadayo gadiidka ...
GAROOWE, Puntland- Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka Badda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa beeniyay warar ...
Boosaaso, Soomaaliya - Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyadda qarax la fashiliyay oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee ...
Gaas ayaa ugu horayn sheegay in Boosaaso uu ku sugnaa muddo ka badan Bil islamarkaana uu u joogay adkaynta amniga iyo hormarinta ...
Gaas ayaa ugu horayn sheegay in Boosaaso uu ku sugnaa muddo ka badan Bil islamarkaana uu u joogay adkaynta amniga iyo hormarinta ...
... hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib socdaal uu kaga yimid magaalada Boosaaso.
... hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar kadib socdaal uu kaga yimid magaalada Boosaaso.
Boosaaso, Puntland- Dowladda Puntland ayaa shalay xabsiga magaalada Boosaaso ka siidaysay Afar xubnood oo kamid ah madal isku ...
Boosaaso, Puntland- Dowladda Puntland ayaa shalay xabsiga magaalada Boosaaso ka siidaysay Afar xubnood oo kamid ah madal isku ...
Boosaaso, Puntland- Waxaa maanta si rasmi ah dowladda Puntland u wareejisay maamulka dekedda Boosaaso oo ay gacanta ku hayn ...
Boosaaso, Puntland- Waxaa maanta duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu gubay lacag shilling Soomaali been ...
Boosaaso, Puntland- Munaasabad lagu wareejinayo dekedda Boosaso ayaa hadda ka socota magaalada ganacsiga ee xarunta u ah ...
Boosaaso, Puntland- Munaasabad lagu wareejinayo dekedda Boosaso ayaa hadda ka socota magaalada ganacsiga ee xarunta u ah ...
Boosaaso, Puntland- Waxaa maanta si rasmi ah dowladda Puntland u wareejisay maamulka dekedda Boosaaso oo ay gacanta ku hayn ...
Boosaaso, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada ...
Boosaaso, Puntland- Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dhoofay magaalada ...
Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in goobtani lagaga kaaftoomi doono qaabka maanta ay shacabka magaalada Boosaaso u ...


 

news and opinion


 


 


 


 


schema-root.org

  africa
    somalia
     municipalities
       boosaaso

Somalia municipalities:
       afgoye
       baidoa
       berbera
       boosaaso
       bulo‑burde
       chiamboni
       dhoble
       hais
       harardhere
       hobyo
       hurdiyo
       kismayo
       marka
       maydh
       mogadishu